Barlamaanka Somaliland Ka yeeshay Kulan Go aankii Barlamaanka somalia{VIDEO}

Waxaa Maanta Magaalada Hargeisa Ku shiray Barlamaanka Maamulka Sl Kuwaaso Sheegay In Kulanka Ay Maanta yeeshen uu yahay Mid jawaab u ah Barlamaanka fadaraalka Jamuuriyadda Soomaaliya Go aan uu shalay Ka qaaday shirkada Dp-World.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top