Barlamanka soomaaliland oo u yeedhay xubnihii saxiixay heshiiska dekada ber bera{Dhagayso}

Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland ayaa wax ay Hargeysa ku yeelan doonan kulan aan caadi aheyn kaas oo ay hortegi doonaan Wakiiladii Soomaaliland u saxiixay heshiiskii Saddex geesoodka ahaa ee Dekada Magaalada Berbera.

Kulankaas oo ka duwan kulamadii hore ayaa Su’aalo lagu weeydiin doonaa Wakiilada u saxiixay Maamulka Soomaaliland heshiiskaas sida uu Warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Soomaaliland Baashe Maxamed Faarax.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top