RW Kheyre oo gacanta loo geliyay Kiis culus oo Imaaraadka Carabta ku kacday & laguna war geliyay…{VIDEO}

Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Mudane Mahad Cawad ayaa maanta Xildhibaanada ka hor akhriyay Xeer Shirkadda Dp World looga mamnuucay dalka,taasoo oo dhawaan Heshiis la gashay Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mahad Cawad ayaa sheegay in Heshiis keliya Qaranka Soomaaliya u geli karo Xukuumadda Soomaaliya si loo ilaaliyo Qaranimada iyo Midnimada Soomaaliya.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa si deg deg ah loo amray inuu si deg deg ah u gaarsiiyo madaxa Xukuumadda isku taga Imaaraadka Carabta una sheegay iney ku xad gudbeen madax banaanida iyo Qaranimada Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top