Wasiiro Iska Casiley Cali khaliif Galaydh{VIDEO}

Safiya cali Caateeye iyo Maryan Xasan Diiriye (Goonle) oo Shir jaraa’id ku Qabtay magaalada Buuhoodle ayaa sheegay inay iska Casileen Xilkii Wasiirnimo ee ay ka hayeen maamulka Khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top