Xaflada Furitaanka Kalfadhiga Sedexaad ee Baarlamaanka oo Bilaabatay (TOOS U DAAWO)

Waxaa haatan ka bilowday Dugsiga Tababarka Jen. Kaahiye Xaflada furitaanka Kalfadhiga 3aad Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ay goor dhow bilaaban doonto khudbada ay Mas’uuliyiinta ka qeyb galaya munaasabadda jeedinayaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbadiisa Dastuuriga ee Furitaanka Kalfadhiga 3aad jeedin doona.

Sidoo kale Guddoomiyeyaasha Labada Gole ayaa hadalo ku aadan wixii u qabsoomay labadii Kalfadhi ee hore ka jeedin doona munaasabadda.

Waxaa hada socota heeso lagu furayo munaasabadda oo ay ka qaadayaan Fanaaniinta Hobolada.

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top