Abwaanada Naciima Qorane oo Xukun Xun Lagu Fulinayo & QM oo Ka Qaylisay Xukunkaas (DAAWO VIDEO)

Maxkamadda magaalada Hargeysa oo abwaanad Naciima Qorane ku xukuntay saddex sano oo xadhig ah, taasi oo sharci daro ah oo aan hore loo arag. Waxaa kale oo dheer Naciima Qorane in lagu jirdilay gudaha xarunta danbi-baadhista.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top