Boqor Cismaan (Buur-madow) Oo Ku Hadlay Afka Furtay & Cabdi Gaas Uu Digniin Siiyay (Daawo Vedio)

Boqor Cismaan (Buur-madow) oo kamid ah isimada dhaqanka ee maamulka Somaliland ayaa ka hadlay arimo xasaasi ah waxaana ugu darnaa markuu ka hadlay siyaasadaha ka dhex jira Puntland iyo Somaliland, Wuxuuna C.wali Gaas iyo Muuse Biixi usoo jeediyey sidii xal loogu heli lahaa coladda kasoo cusbonatay deegaanka Tukaraq.

Waxaa is waydiin mudan boqor Buur-madoobe inuu ku dhexjiro arimo badan oo aan qusayn isaga iyo cabdiwali Gaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top