Buurmadow Oo Lagu Hayso Hadal uu shalay ka jeediyay Carmo{VIDEO}

Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa ka hadlay Hadalkii maalintii shalay uu ka jeediyey magaalada Carmo ee Gobolka Barri Boqor Cismaan Buur-madow oo Codsaday in la kala qaado ciidamada Puntland iyo Somaliland ee isku Horfadhiya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top