Garaad Jaamac Garaad Cali oo Khudub Cajiib Ah Munaasibada Caano-shubka Beel daaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil (Daawo Vedio)

Waxaa si gaar maanta khudbad jeediyay Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante oo Khudbadaasi Qiimo badan lahays uuna ka jeediyey Munaasibada Caano-shubka Beel daaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil oo maanta dhacday magaalada Carmo ee Gobolka Barri ayaa ka hadlay Sida Bulshada Soomaaliyeed ay walaalo u tahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top