Jaaliyada Somaliland ee Dalka Ingiriiska Oo Taagera u Muujiyey Dowlada Farmaajo{VIDEO}

Jaaliyada Somaliland ee Dalka ingiriiska ayaa xaflad lagu qabtay dalkaasi waxa ay si cad ugy shegen iney taagersan yihiin Dowlada Madaxweyne Farmaajo iyago amaanay waxqabadka mudada ay jirto waxana sidoo kale ay shaaciyen in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi u ka shaqeyo qabyaalada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top