Qashinkii Biya Hargaysa oo Buux Dhaafiyay Xaafadaha (Daawo Vedio)

Warbaahinta Gudaha Maamulka Somaliland siiba Tv-ga Hctv oo Xaruntiisu Tahay Magaalada Hargaysa ayaa Soo Bandhigay Qashinka iyo Nadaafad Darada ka Jirta Gudaha Magaalada Hargaysa ee Caasimada Maamulka Somaliland.

HAlKAN KA DAAWO VEDIO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top