Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo sheegay in Dowlada Imaaraadka ay ka Maseersan tahay Turkiga{Dhagayso)

Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad “Indho Cadde” ayaa kaga hadlay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.

HALKAN KA DHAGAYSO

Indho Cadde ayaa ugu horreyn sheegay in dowladda Imaaraadka Soomaaliya ay ku timid qaab u eg Maseer, iyada oo ku dayaneysa dowladda Turkiga, sida uu hadalka u dhigay.

Waxaana uu ugu baaqay madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay tallaabo ka qaadaan cidkasta oo taageerta Imaaraadka, si aysan dalka ugu abuurin jahwareer siyaasadeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top