Dagaakii ugu Kululaa Hada ka Socda Jiida & Wasiiro Somaliland Ah Soo Cararay

Dagaalka ayaa kululaaday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyadoona hubka culus iyo madaafiicda goobta ay labada dhinac hada isku ridayaan sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyey, kadiba uu bilowday dagaal xoogan.

Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland ayaa isku hor fadhiya dueledka galbeed ee deegaanka Tukaraq, dhanka bari ee laamiga iyo dhanka deegaanka Gambara ama aagga Higlada ayaa hada xabadu ka socotaa.

Dhinca kale waxaa saaka jiida hore soo gaadhay Nuux Taani oo culays uga yimid dhanka Muuse Biixi oo Doonay in Garoowe la galo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top