Dagaalka Madaafiicda oo Dib Uga Qarxay Saaka Jiida Hore Tukaraq

Wararka hada soo baxaya ayaa sheegay in hubka culus uu ka dhacay jiida hore ee Tukaraq. Waxaana la sheegay in labo aag ay ciidamada Somaliland ay ka guureen Xalay kadib markii ay ogaadeen inuu Dagaal Qarxayo subaxa hore saaka.

LA SOCO WIDHWIDH ONLINE

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top