Dagaalkii Kululaa ee Puntland iyo Somaliland + Gaadiid Dagaal oo Lagu Kala Qabsaday (DAAWO SAWIRADA + DAAWO VIDEO)

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaalkii ka socdey halkaasi uu hakiyey roob xoogan oo da’aya waxaana hadda laysku lagu sugan yahay aagga deegaanka ee lagu dagaalamay. Wararka WidhWidh Online ayaa sheegay in

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dad shacab ah oo gaarey goobaha dagaalka ayaa sawirro ka soo qaaday gaadiid dagaal oo ciidanka Puntland ay ku qabsadeen dagalkii saaka, waxaana xarumaha caafimaadka ee magaalada Laascaanood lageeyey 21 dhaawac ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top