Garaad C Cali Ciid,”Muuse Biixi Hadduusan Ka Bixin Ciidankiisa Tukaraq Dagaal Ka Fursan Mayso”.{Video}

Afhayeenka Isimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo waraysi gaar ah siinayey Khaatumonews ayaa waxa uu si kulul uga hadlay dagaalka ka soo cusboonaaday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top