Kulanka Jeegaanta Ee Hargaysa Ka dhacay iyo cali Khaliif Oo Ku Doodaya Laba arrin{Sawiro}

Waxaa magaalada hargeisa ka dhacay xalay Kulan balaadhan oo u soo abaabulay Muuse Biixi cabdi islamarkaana Qorshihiisu ahaa Sidii dagaalka Tukaraq Ee ay Ku jaben maamulka jeegaantu Loo samayn laha Rogaal calin.

Kulnka waxaa Goob Joog Ahaa Inta La Baxday jeegaanta marka laga reebo Oday faysal cali waraabe Oo Dhuuni Iyo masaariin Kula Lamaan muuse Biixi iyo oday cali khaliif galaydh oo Dhiga Faysal ah.

Kulanka waxaa diiday oo aan soo xaadirin Gudoomiyaha Xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro.

Balse Arrinka yaabka leh ayaa ah in cali khaliifna Goob Joog ka ahaado Kulankaasi loogu tashanaayo Tolkiis walibana uu ku doodaayo in La tago Yoocada iyo Buuhoodle.

Ugu Danbayntina Kulankan ayaa ku soo Dhamaaday Musanow iyo Xagxagashada dawlada fadaraalka soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top