Nabadonada Puntland oo shacabka Puntland ugu baqay garab istaaga Ciidanka (DHAGAYSO)

Xili maanta dagaal xoogan oo khasaare baddan dhaliyaay uu dhexmaray Ciidamadda Puntland iyo somaliland ayaa waxaa dagaalkas ka hadlay waxgaradka Puntland, gaar ahaan Nabadoonada ku sugan magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Nabadoon Cabdulaahi Maxamed oo ah afhayeenka Nabadoonadda gobalka Nugaal ayaa ugu baaqay shacabka degaanadda Puntland inay garab istaagan Ciidamadda Difaaca Puntland,isago sheegay in somaliland ay weraar qawaan kuso qaaday dhulka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top