Dhawaqa Hubka Culus oo Laga Maqlayo Tukaraq iyo Ciidamada Somaliland u Diyaar Garoobay Garoowe (DHAGAYSO)

Dhawaqa hubka culus ayaa laga maqlayaa deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ciidanka Puntland iyo Soomaaliland isku horfadhiyaan xilli laga cabsi qabo dagaal halkaasi ka qarxa.

HALKAN KA DHAGAYSO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top