Maxaa Kala Qabsaday Cali Khaliif iyo Xubno Qaramada Midoobe Ka Socda.

Cali khaliif galaydh Hogaamiyihii Hore Khaatumo Oo dad Deegaanka SSc ay Hada ugu yeedhan magacyo vadan sida Dhaar ka bood ayaa waji Ka Gabax kala Kulmay xubno ka socda Qaramada Midoobe Oo ku Sugan Hargeisa.

Xubnahan Ka socda Beesha caalamka Gaar ahaan Qaramada Modoobe oo Qorshahoodu yahay inay xabad Joojin Ka dhex Dhaliyan Somaliland iyo Puntland ayaa cali khaliif kula kulmay Hargeisa.

Cali khaliif Galaydh kulanka uu xubnahan kula sheegay hargeisa waxaa u qorshihiisu ahaa in uu ku qanciyo in dhulkan SSC ay wadahadal la galen Somaliland Islamarkaana ay kamid yihiin Maamulka Somaliland.

Hadalka Cali waxaa ka jawaabay ku Xigeenka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Kaaso yidhi’Cali khalif Adigu Ma tihid Nin Run sheegaya Hadad Doonto dhibso hadalkeyga waxaana ku idhi Labo sano ka hor Nairobi mar aad noogu timid waxaad Noo sheegtay in Dhulkan SSc u yahay Khaatumo kana madax banan yahay somaliland iyo Puntland hada iyo markii Hore Keeba Run Noosheegaysa’?

Jawaabta Dharbaaxaa ah markii loo Dhigay cali khaliif Galaydh waxaa uu Ku Canantay Beesha Caalamka In aysan Ka ahayn Dhex Dhulkan Lana socoto Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top