Puntland oo War Ka Soo Saartay Muwaadiniinteeda Lagu Afduubtay Caynaba iyo Reer Waqooyiga Jooga Puntland.{Dhagayso]

Puntland ayaa waxa ay war rasmi ah ka soo saartay tallaabooyinka foosha xun ee ay ku dhaqaaqday xukuumadda Soomaaliland oo ciidankeedu bilaabeen inay afduub u geystaan dadka shacabka ah ee ka soo jeeda deegaamada Puntland.

HALKAN KA DHAGAYSO

Waxaana xukuumaddu ay sidoo kale ka hadashay shacabka ka soo jeeda deegaamada waqooyiga Soomaaliya (Soomaaliland) ee ku sugan deegaamada Puntland iyo kuwa hadda wixii ka dambeeya doonaya inay u soo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top