Xog Culus: Maxey tahay Sababta Amarkii Madaxweyne Farmaajo uusan uga dhaqan gelin Muqdisho ?{Dhagayso}

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa labo maalin ka hor bixiyay amar ah in la furo wadooyinka muqdisho hayeeshee Amarkaas weli ma uusan ka dhaqan gelin Magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DHAGAYSO

Haddaba Dadka ayaa is weydiinaya Su’aalo dhowr ah oo ay ka mid tahay sababta uusan Amarka Madaxweynaha loo fulin la’yahay ?

Haddaba Prof Axmed oo ka mid ah Aqoonyahada ku sugan Muqdisho xog badana ka haya xaalada Magaalada ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay arimo badan oo ku qasbi kara farmaajo inay wadooyinku sii xirnadaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top