Taliyaha Xoogga Oo Digniin u Diray Ciidamada Qaranka Somalia{Video}

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabduweli Jaamac Gorod ayaa soo saaray digniin ku socota Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan duleedyada Magalada Muqdisho xilli maraaka qaar ay Shacabka ka cawdaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliye Gorod ayaa sheegay in Ciidamada aan deegaanada ay ku sugan yihiin loo geynin ay Shacabka dhibaateeyaan isaga oo digniin u diray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top