Wafti Ka Socda Dowladda Soomaaliya oo Gaarey Saaxil iyo Barlamaanka Somaliland oo Qayliyey (DAAWO VIDEO)

Barlamaanka Maamulka Somaliland ayaa sheegay in magaalada Hargeysa ay qarka u saaran tahay in laga taago Calanka dalka Soomaaliya, iyagoona shaaciyey in madax ka socota dowladda federaalka Somalia ay ku sugan yihiin gudaha magaalada Hargeysa kuwaas oo wata qorshayaal kala duwan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top