War Naxdin Leh “Hilib Loo Kala Garan Waayay Xoolo iyo Dad Oo Wajaale Lagu Qabtay (DAAWO VIDEO)

Ciidamada Pooliska Maamulka Somaliland ee Wajaale ayaa waxa ay Magaalo Xuduudeedka Tog-wajaale ay ku qabteen isla markaana ay Gacanta kusoo dhigeen Hilib tirobadan oo loo kala garanwaayay Dad iyo Xoolo waxaana faahfaahin ka bixiyay Dhacdadan Maamulka Degmada Tog-wajaale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top