Xaalada Guud ee Tukaraq, Dhaqaqaaqyo Laga Dareemayo iyo Saraakiil Ka Hadlay (DAAWO VIDEO)

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu saaka ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ay samaynayaan ciidamada Puntland iyo Soomaaliland.

Ciidamo aad u hubaysan ayaa saacadihii ugu dambeeyey ee lagu arkayaa furimaha dagaalka, waxaana halkaas laga dareemayaa cabsi dagaal iyadoona mararka qaar laga maqlayo dhawaqa hubka culus.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay ka cabsi qabaan dagaal halkaasi markale ku dhexmara maamulada Puntland iyo Soomaaliland oo ciidamo tiro badan soo dhoobay deegaamadaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top