BREAKING NEWS:Raysal Wasaare Abiy Oo Galay Xaalad caafimaad

Sida Ay Sheegayaan Wararka haatan naga Soo gaadhaya Magaalada Adis Ababa caasimada Dalka Itoobiya Waxaa Xaalad Caafimaad galay Raysal wasaare Abiya Axmed.

Warbahinta itoobiya ayaa sheegaysa in raysal wasaare Abiya Ahmed uu kujiro xaalad caafimad oo liidata kadib markii uu madaxa dhiig uga furmay.

Qaar kamida madaxda oromada ayaa lagu arkayay iyagoo facebook live uga jira iyagoo ka dhex Ooynaya.

Xaalad Cusub Ee Warbaahinta Itoobiya hada Baahisay Ayaa Ilaa hada aysan Ka hadal Dawlada Fadaraalka Itoobiya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top