C/wali Gaas oo lagu dhegan yahay & Shacabka Garowe oo isku diyaariyay dagaalka Tukaraq{Dhagayso}

Shacab weynaha ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa ka hadlay aragti ahaan dadaalada nabadeed ee Urur IGAD, Qaramada Midoobe iyo Beesha Caalamku ay ka dhex wadaan Puntland iyo Somaliland si xal waara looga gaadho xiisadaha ka aloosan gobolka Sool, waxaana ay sidoo kale ka hadleen kulankii ku dhex maray isimadda dhaqanka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn magaalada Garoowe iyo Urur Goboleedka IGAD.

HALKAN KA DHAGAYSO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top