Daawo Sawirada :Xaflad Looqabtay Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe Ee Widhwidh.

WIDHWIDH Waxaa Maanta Xaflad Qabsaday Ardayda Ka Qalin Badalatay Dugsiga Hoose Dhexe Widhwidh Fasalka 8 Aad .

Xaflad Maqaamkeedu Sareeyo Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Waxaa Kasoo Qayb Galay Guud Ahaan Haldoorka Widhwidh Kuwaasi Oo U HanbalyeynayeyArdayda Geesta Kalena Kudhiiriyey In Ay Sii Wadaan Waxbarashada.

Ugu Danbayn Waxaa Maalmahan Widhwidh Ku Soo Badanayey Xafladaha Qalin Jabina Ee Aradayda Reer Widhwidh Ay Qabsanayaan Allow Ardayda Barakee Guud Ahaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top