Dagaal Ka dhex Qarxay jaaliyada Somaliland Khaatumo UK{Video]

Wiil Ka Soo Jeeda Gobolada Khaatumo Ayaa Xaflad Ay Dalka Ingiriiska Gaar ahaan London Ku Dhigten jaaliyadda Somaliland La soo Dhex galay Calanka Soomaaliya Iyadoo Mar Qudha Ay ArkeenJaaliyadda Somaliland Xafladoodii oo Calanka Soomaaliya Ka Babanaayo taaso keentay In wiilka Ay kusoo Qamaaman habro Aad u Jinaysan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top