Gen. Bashiir Ameeriko Oo Afka Furtay “Ciidan Na Handada Ma Rabno”{Dhagayso}

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Bashiir Cabdi Maxamed (Ameeriko) ayaa waxa uu la dar daarmay Ciidamada Booliska Ee Amniga Xamar lagu Wareejiyey.

HALKAN KA DHAGAYSO

Waxa uu sheegay in Booliska Soomaaliyeed ay yihiin Bad baadiyeyaasha Shacabka Xilna uu ka saran yahay inay u adeegaan.

Kulan ka dhacay Maanta Xarunta Gaadiidka Booliska ayaa la sheegay inay muhiimadiisu aheyd sidii dar daaran loogu sameyn lahaa Askarta oo si wanaagsan ay Shacabka ula dhaqmi lahaayeen.

Taliye Ameeriko waxa uu sheegay in Shacabku rabin Askar handada ay doonayaan kuwo Asluubeysan oo udhimriya Booliskana sidaa laga doonayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top