Sucuudiga oo Ku Biiray Dagaalka Dhaqaalaha Lagu Curyaaminayo Somaliya Kana Dagay Asmara & Addisababa

Wasiirka arimaha dibada ee Boqortooyada Sacuudiga Aljubair ayaa socdaal ku kala bixiyay Asmara Iyo Addisabbaba,Socdaalkani Wasiirka arimaha dibada ee Sacuudiga ayaa lagu sheegay mid Sacuudigu ku xoojinayo adkaynta xidhiidhka labadaasi wadan ee Itoobiya Iyo Eritrea la leeyahay.

Wasiirka oo ka hadlay caasimada Addisbababa oo uu kula kulmay Raysalwasaare Abiy Ahmed ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay kulankaasi si wayna iskula meeldhigeen qodobada ay kawada hadleen ee xaalada ugu dambaysay ee Geeska Afrika.Jubair ayaa amaanay eritrea xidhiidhka kala dhexeeya sheegayna in Eritrea abaal ugu hayaan xidhiidhka ay u gooysay Iran Iyo Qatar oo uu ku sheegay argagixiso burburin kawada geeska Afrika.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top