Gudoomiye Yariisow oo Kashifay Naqshada Cusub ay Al Shabaab lasoo baxeen..{Dhagayso}

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoow) ayaa waxa uu ka hadlay Naqshada Cusub Ee Shabaab Soo kordhiyeen.

HALKAN KA  DHAGAYSO

Yariisoow waxa uu ka hadlay Weerarada Shabaab waayahaan usoo weeciyeen Degmooyinka G/Banaadir Xarumaha ay ku shaqeeyaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top