In Ka Badan Afar Ruux Buuhoodle Ku Dhaawacmay{Sawiro}

Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Shil Naxdin Galiyay Shacabka Buuhoodle Kaaso Sababay Khasaaraha Dhaawac tiraba Afar Ruux,

Duhurnimadii Maanta ayaa qeyb Kamid ah Magaalada Waxaa Soo Weeraray bahalka loo yaqaan Shabeelka Kaaso Dhaawac U geestay Afar ruux.

Shabeeelka Geestay Dhaawaca Afarta Ruux oo hada lagu dabibaayo Cusbitaalka Buuhoodle ayaa Lagu gulaystay in La Dilo.

Waa marii ugu Horeysay oo fal noocan oo kale ahi ay arkan shacabka Buuhoodle.

Dadka Dhaawacu soo gaadhay ayaa lagu kala magacaaba.

Nuur Faratool.

Yuusuf Cabdiraxmaan,

Ciise axmed Nuur,

Maxamed Xasan xaaji faarax,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top