War Farxad Galiyay Bulshada Buuhoodle{Video}

D rs Zeynab Abdilahi Oo Hirgalisay Xarunta Hooyada Iyo Dhalaanka Gargaar Mch Loogu Tala Galay In Loogu Shaqeeyo Bulshada Magaalada Buuhoodle Iyo Deegaanada Hoos Yimaada Kaasi Oo Lakeenay Qalab Casriya Iyo Dhakhaatiir Khibrad Iyo Aqoon Uleh Guul Baan Idiin Rajaynayaa

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top