Waxgaradka beesha Daarood oo Itobiya uga digay bah-dilka madaxwaynihii Hore ee Kililka.{Video}

Salaadiinta iyo waxgaradka beelaha Daarood ayaa shir Jaraa’id oo ay kuqabteen magalada Bosaso waxay digniin culus ugu direen Ra’iisal wasaraha Itobiya, digniintan oo daba socota Qayla-dhaantii Ehelka Ex. madaxwayne Cabdi ayay waxgaradku ugu baaqeen in maxbuuska xoriyadiisa si deg dega loogu soo celiyo

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top