Puntland Oo Sii Kululeysay Khilaafka Kala Dhaxeeya Dawlada Federaalka(Video)

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa faahfaahin ka bixiyay sababtii loo joojiyay kulan xalay Magaalada Garowe uu ku qabsan lahaa Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya.

Halkan  Ka Daawo Video

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top