SAWIRRO: Guddoonka Aqalka Sare oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wakiilka Cusub QM ee Somalia

Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom.

Nicholas Haysom Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay ee Somaaliya ayaa dhawaan soo gaaray Magaalada Muqdisho,isagoona xilka la wareegay Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Michael Keating.

Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Aqalka Sare, waxaana looga hadlay sidii loo dardargelin Wada shaqeynta Aqalka Sare iyo Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top