Waxgaradka Yaxye Go’aan Ka Gaadhay Xildhibaanka Puntland U Matalaaya{Video}

Qaar kamid ah Odayaasha Siyaasiyiinta waxgaradka Beesha Yaxye cabdalle oo shir ku qabtay gobolka cayn gaar ahaan deegaanka widhwidh ayaa war ka soo saaray beeshu cidda ay sanadkan u xulatay in uu u matalo booskii ay kula lahaayen puntland ee barlamaanka,

Halkan Ka Daawo Video

Waxgaradka Beesha ee ku Shiray Widh Widh waxaa ay sheegen In garaadka Beesha Garaad Saleebaan Buraale iyo Caaqilka Guud Ee Beesha ay Isku raacen in Mar Labaad Xildhibaan Dhuubane Booska Hayo Islamarkaana Beeshu ay Talada Isimka iyo Caaqilka Daba Fadhido cid Kadaba Hadli karttana aanay Jirin oo saas La isku Raacay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top