Weriye Caan ah oo u Dhawaaqay inuu U Sharaxan Yahay Madaxweynaha Puntland.

Wariye Maxamed Daahir oo ka mid Ah Wariyaasha Soomaaliyeed Laguna Xasuusto TV Muuqaalka Bulshada ee dalka Canada Ayaa Uga Dhawaaqay magaalada Nairobi Inuu yahay Musharax U taagan Xilka Madaxweynaha Puntland Sanadkani Soo Socda.

Wariye Maxamed Daahir Ayaa ka mid Ah Wariyaasha Rugcadaaga Saxaafada Waxaana uu Tilmaamay Inuu Wax Badani ka badalyo Siyaasada Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top