Dhaq dhaqaaqi ugu Cuslaa ee Ciidan oo Jubbada Hoose laga dareemayo{Dhagayso}

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa bilaabay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab kaas oo laga fulinayo deegaano ka torsan gobolka Jubbada Hoose.

Halkan Ka Dhagayso

Howlgalka ayaa intiisa badan waxa ay saraakiishu sheegeen in uu ka bilaabanayo deegaano hoostaga degmada Jamaame oo ay maamulaan Al-Shabaab.

Taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ka howlgala Jubbaland Korneel Cabdiqaadir Ibraahim Ixsaaq ayaa sheegay in xilligaan ay waajib tahay in Ciidamada ay fuliyaan howlgalka lagu doonayo in Al-Shabaab looga saaro degmada Jamaame iyo deegaanada hoostaga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top