Faysal Waraabe oo sharaxay sababta aan Somaliland u heli karin ictiraaf{Video}

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe ayaa daboolka ka qaaday sababta aan Somaliland loogu aqoonsan karin dal ay tahay in sharci iyo kala dambeyn aanu ka jirin degaanada maamulkaan gooni isku taaga ah.

Halkan Ka Daawo Video

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top