Galmudug“Waxba ka lama socon waxa lagu qaban jiray xarunta saaka la weeraray-Dhageyso}

gudoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo siyaasada gobolka Mudug ee maamulka Galmudug oo la hadlay Widh Widh Online  ayaa sheegay in ay ciidamada amaanku soo afjareen weerarka isla markaana gacanta ku dhigay mid kamid ah raggii fuliyay weerarkan.

Halkan ka Dhagayso

Waxa uu sheegay in aysanba horey wax war ah uga haynin waxa lagu qaban jiray xarunta la weeraray hase ahaatee ay ogaayeen in shakhsiga xarunta lahaa uu goobta la weeraray ku haystay dad isugu jira ilaalo iyo dad kale oo taabacsanaa dariiqada uu aaminsanaa Cabdiweli Cilmi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top