Madaxweynaha Jubaland Oo Sheegay Dowlada Federaalka Ay Ku Mashquulsan Tahay Burburinta Wixii Laso Dhisayay Mudo Dheer (Video)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa furay shirka Wasiirada amniga Dowlad Goboleedyada oo ay ka qayb galayaan Taliyayaasha Hay’ada nabadsugida Dowlad Goboleedyada dalka.

Halkan Ka Daawo Video

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top