Maxamed Kaahin Oo Lagu Khasbay Inuu ku laabto Hargaysa,

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka SNM maxamed Kaahin oo maalintii shalay ahayd Soo gaadhay magaalada laascaanood Si uu u Gacan galiyo nabada Beelah Qayaad iyo Bahrarsame ayaa La kulmay Dharbaaxo Culus.

Gudiga Gacanta Ku haya Nabada Beelaha qayaad iyo bahrarsame OO Kaashanaya dawlada Itoobiya ayaa Usheegay Maxamed Kaahin iyo Xubnaha U wato inaysan Soo faro galin karin Nabadeenta.

Maxamed Kaahin waxaa uu si cad u sheegay in uu awalba waday wuxuu ugu yeedhay Danta Dhulbahante hadiise ay Diiden in uu ku laabanaayo Hargaysa.

Waji Gabaxa Uu la kulmay Maxamed Kaahin ayaa yimid Kadib markii dhamaan Dhulkii Beeluhu ku Dagaalamen Ay La wareegen Ciidamamo Culus Ka socda Dawlada Fadaraalka Itoobiya Islamarkaana Gacan Bir ah ay ku hayan Nabada Beesha Daarood.

Maamulka SNm waxaa dhabar Jab labaad ku sii Noqday oo u diiday in ay Wax samayn ah Ku yeeshan Waanwaanta Beesha Qayaad oo Shuruud Ka dhigtay in aysan Gogosha Imaanen Hadi wax Lug Ku leh SNm ay Soo faro galiyan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top