Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Puntland oo Gaarey Jiidaha Tukaraq Kuna Dhawaaqay Dagaal Culus.{Video}

Taliyaha guud ee ciidamada Darwaashta Puntland C/shukri Cabdilaahi oo xilkii kala wareegay Taliyihii hore ee ciidamada Daraawshta Puntland Siciid Dheere ,ayaa sheegay in ay ciidamada u diyaar garoobaan dagaal lagu soo celinayo dhulka maqan laguna midaynayo shacabka Puntland isla markaana ay haysto somaliland.

Halkan Ka Daawo Video

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top