VIDEO-Garoowe oo Labo Wasiir Isku Feeraan iyo Mid Kamid ah oo Ka Hadlay.

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar kala duwan oo sheegaya in wasiirka dastuurka iyo arrimaha federalka Puntland dhaawac loogu qaaday magaalada Muqdisho kadib gacan ka hadal dhex maray isag iyo ku-xigeenkiisa.

Halkan Ka Daawo Video

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top