Video: Saudi Arabia oo gashay xaalad halis ah iyo arrin laga cabsi qabo

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa gashay weji halis ah, kadib markii la ogaaday in dilka suxufi Jamaal Khaashuqji ay fuliyeen ciidamo amni oo gaar ah, kuwaas oo bil ka hor ka tegay magaalada Riyadh, islamarkaana tegay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Waxaa sidaas weriyey wargeyska New Yorker ee Mareykanka kasoo baxa.

Halkan Ka Daawo Video

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top