Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo ka hadlay Khilafka Federaalka &Maamuladda{Dhagayso}

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu gaaray Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Halkan ka Dhagayso

Masuuliyiin ka tirsan labada gole ee Dowlad-goboleedkada Jubbaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa Cabdirashiid Xiddig kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top