Dag Dag:Ciidanka Somaliland Oo Tukaraq Ka Qafaashay Laba Dumar ah,

Maleeshiyada Isaaq ayaa Si badheedh ah Gudaha Tukaraq waxaa ay Uga Afduubten labo kamid ah Dumarka Deegaankaasi.

Afduubkan ayaa yimid kadib dhawaan markii Maleeshiyada SNM uu ka baxsaday gaadhi Tikniko ah iyo Sarkaalkii watay oo ka soo jeeday Beesha Arab,

Sida wararku Nagu soo gaadhayan maleeshiyada isaaq ayaa ku eedeeyay labadan Dumarka ah inay Ka danbeeyen qorshihii garoowe uu ku aaday gaadhigan.

Waa Nasiib daradii ugu weynayd in dhulbahante dhexdiisa ay maleeshiyada isaaq si badheedh ah haweenka ugu afduubtan.

Labadan Haweenka ah ayaa nala soo xaqiijiyay in Loo qaatay dhanka Iyo taliska Isaaq Ee Oog.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

scroll to top